Madaxweyne Shariif Xasan oo xil ka qaadis ku sameeyay mid ka mid ah golihiisa Wasiirada

Madaxweyne  Shariif Xasan  oo  xil ka qaadis ku sameeyay mid ka mid ah golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Koofur Galbeed  Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii uu kaga qaaday  Wasiiru dowlihii  wasaarada  Dhalinyarada iyo Ciyaaraha  ee maamulka  Koofur Galbeed  Soomaaliya Abba Aawoow Suufi Caffan  ,kadib markii uu Wasiirku uu baraha Bulshada ay ku xiriirto uu ku weeraray Madaxweyne Shariif.

Halkan ka akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com