Madaxweyne Xaaf oo sheegay inaan Waxba kajirin Xil Ka Qaadista Lagu sameyeey (dhegayso)

Madaxweyne Xaaf oo sheegay inaan Waxba kajirin Xil Ka Qaadista Lagu sameyeey (dhegayso)

Madaxweynaha Shalay Xilka laga Xayuubiyaay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Galmudug in ay ku sameeyeen.

Xaaf Waxa uu sheegay in aysan waxba ka jirin xilka qaadistaas isla markaana isagu uu yahay Madaxweynaha Galmudug dadka shirayna aysan aheyn xildhibaano.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in waxaan oo dhan ay yihiin kuwo ay ka dambeeyaan dad dano Siyasadeed leh oo muqdisho ku sugan islamarkaana xaalada jirta meel uun ay ku dhamaan doonto.

dhegayso Codka Madaxweyne Xaaf

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com