Madaxweyne Xasan sheekh & Amiirka dalka Qadar oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka labada dal

Madaxweyne Xasan sheekh & Amiirka dalka Qadar oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefoonka wadahadal miro dhal ah kula qaatay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar ayaa wadahadalka dhinaca telfoonka ah oo ay yeesheen waxa ay uga wada hadleen xoojinta xariirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaana Amiirka dalka Qatar uga warbixiyay xaalada dalka iyo guulaha siyaasadeed iyo mida dhinaca dagaalka ah oo dowladiisa gaartay, waxa uuna ka codsaday dowladda Qatar xordhinta taageerada ay siiyaan dowladda Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com