Madaxweyne Xasan sheekh oo Baladweyne gaaray

Madaxweyne Xasan sheekh oo Baladweyne gaaray

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii ee horaantii bishii hore ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale kormeer iyo indha indheyn ku tagay Madaxtooyadii Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraradaas ay geysteen kooxda khawaarijta ah ee alshabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com