Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidanka lagu tababaro Eritrea

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidanka lagu tababaro Eritrea

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh oo uu wehliyay Madaxweynaha Eritrea ayaa maanta kormeeray xerada ay ku jiraan ciidamado Soomaaliyeed oo dalkaas lagu tababarayay.

Ciidankaan ayaa tiradooda lagu qiyaasay Shan kun oo askari.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlay ciidankaan ayaa sheegay in dhawaan dalkooda lagu celin doono si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa maalinkii ee labaad booqashaddiisa ku joogga dalka Eritrea.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com