Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ee dhawaan la doortay Xasan Sheekj Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle, Galmudug, Punyland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.
Kulanka oo ahaa Qado uu u sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sidoo kaleHambalyo, Salaan iyo sidii la isaga kaashan lahaa Adeegyada Dowladeed ee loo hayo Shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Soomaaliua Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u mahad celiyay Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed, isaga oo ugu baaqay in la xoojiyo wadashaqeynta dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada.
COMMENTS