MADAXWEYNE XASAN SHIIKH DALKA MA LAGU AAMINI KARAA?

MADAXWEYNE XASAN SHIIKH DALKA MA LAGU AAMINI KARAA?

Waxaa isa soo taraya wararka bulshada ee ah in Madaxweyne Xasan Shiikh uu wato qorshe u gooni ah oo meel kale laga hagayo, lidna ku ah danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Tusaalayaasha ay isticmaalayaan dadka ka aamin baxay Madaxweyne Xasan Shiikh marka laga tago kala dhantaalka bulshada Soomaaliyeed, sida docfaruurka Puntland, weerarka Jubaland, cayda reer Koonfur Galbeed, iyo soodhaweynta goonigoosadka Somaliland iyo Ismaaciil Cumar Geelle, waxaa kamid ah tusaalahaan.

Tan iyo markii Xasan Shiikh loo doortay madaxweynaha Soomaaliya, al-Shabaab waxa ay deegaanka uu madaxweynuhu ka soo jeedo kala wareegeen:
1. Daaru Nicma
2. Alkowthar
3. Ceel Cali Axmed
4. Bos Hareeri Guullana
5. Bursha Shiikh
6. Xagaray
7. Alfurqan
8. Biyo Cadde
9. Ceel Baraf
10. Sumadalla
11. Masaajid Cali Gaduud
12. Geel gub

Deegaanka uu ka soojeedo madaxweynuhu waxaa kaliya hadda oo gacanta ku jira:
1. Aadan Yabaal
2. Mahaday
3. Cabdalla

Su’aasha isweydiinta mudan haddaba waa, waa maxay qorshaha madaxweynuhu, madaxweyne aan deegaanka reerkiisa difaacan karin se deegaan dadyow kale dan ma ka yeelan karaa?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com