Madaxweyne Xasan Shiikh oo maqaal uu ku qoray jaraa’idka Carabta ka beensheegay dagaalka Puntland kula jirto argagixisada

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maqaal uu ku qoray jaraa’idka Carabta ka beensheegay dagaalka Puntland kula jirto argagixisada

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maqaal uu ku qoray jaraa’idka Carabta ee Asharq Al-Awsat ee London ka soo baxa oo ka beensheegay dagaalka Puntland kula jirto argagixisada ee buuraha #Calmiskaad

Madaxweynaha ayaa maqaalkiisa ku sheegay in “ciidamadiisa xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka dagaalamaya buuraha Calmiskaad ee bariga Soomaaliya ay aaggaas ka ciribtireen argagixisada Daacish.”

Maxaa ku khasbaya in Madaxweyne Xasan Shiikh uu been intaas le’eg la soo shirtago (https://x.com/radiodaljir/status/1917281142488850802…)?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com