Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamar Dib ugu soo Laabtay & al-Shabaab oo la Wareegtay Masaajid Cali Gaduud oo Cadale 24 KM u jirta

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamar Dib ugu soo Laabtay & al-Shabaab oo la Wareegtay Masaajid Cali Gaduud oo Cadale 24 KM u jirta

Xaalka Shabeelaha Dhexe iyo walaac horleh

Waxaa isa soo taraya wararka xaqiijinaya in al-Shabaab la wareegtay magaalada Masaajid Cali Gaduud, haddana ay soo gaareen Geelgub oo 24 KM u jirta Cadale. Madaxweynaha ayaa hadda degdeg loola cararay Xamar, waxaana sii xoogeysanaya welwelka laga qabo deegaanada Masagaweyn iyo waliba Aadan Yabaal. Sahayda ciidamada Dawladda ee Masagaweyn waxay soo martaa Masaajid Cali Gaduud (arag maabka hoose) oo hadda jidkii u xiranyahay al-Shabaab.

Daljir kala soco wararkii ugu danbeeyey iyo xaaladda dagaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com