Madaxweynihii horre ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hadda khudbad kajeedinaya Garoonka diyaaradaha ee Garowe ayaa ka shekayeey Taarikhda Garoonka diyaradaaha ee Garowe ee Genaraal Maxamed Abshir Muuse.
Faroole ayaa ka hadlay sido kale dhaqaalaha Puntland iyo isha ugu weyn ee dhaqaalaha Puntland ,wuxuna ka hadlay xiligu maadaxweynaha ahaa waxyaabaha uu qabtay.
Barnaamijka liveka ah ee Xarunta Garoonka waxaa fududaysay Golis Talcome somalia
COMMENTS