MADAXWEYNIHII MUSUQA: TAXANAHA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MUSUQMAASUQIISIIMEEL KASTA GAARAY

MADAXWEYNIHII MUSUQA: TAXANAHA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MUSUQMAASUQIISIIMEEL KASTA GAARAY

Ayada oo maalmahaan wararka ugu waaweyn Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh
ay ahaayeen Xamar iyo xabaalo-fagashada meydadkii Iskoola Boolisiya iyo
boobka dhulka ayaa haddana markii ugu horraysay waxa uu Xildhibaan
Cabdullaahi Xaashi Abiib soobandhigay warbixin kor u dhaafeysa 40 bog oo
faahfaahineysa musuqmaasuqa xad-dhaafka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh.

Warbixinta musuqa xad-dhaafka ah ayaa Xildhibaan Abiib ku soo bandhigay
warqad furan oo dheer oo uu u qoray Madaxweyne Xasan Sheekh.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com