Madaxweynaha Puntland ee waqtigiisa sii dhamaanaya Dr: Cabdiwali Cali Gaas ayaa maata waxa uu sheegay in 8 January 2019 Puntland ay ka dhici doonto xor iyo xalaal ah , taas oo ka wanaagsan tii hore uga dhacday Garoowe 2014kii ,xiligii uu musharax ahaa .
Waxa uu sheegay in hadii Baarlamaanka cusub ay go,aan sadaan in ay soo celiyaan xukuumadiisa uu diyaar u yahay in waxbadan oo ka dhiman Puntland uu qaban doono .
Hadalkan ayuu ka sheegay magaalada Qardho, xili uu maanta xariga uu ka jarayay mashaariic laga hirgaliyay degmada .
Dhegayso.
COMMENTS