Magaalada Hurdiye ee degmada Xaafuun ayaa 24 maalmood waxa ay ku jirtaa go'doon kadib markii halkaasi ay ka da'een roobab dabaylo wata.Ayaanle Maxamed Muuse oo kamid ah guddiga Odayaasha magaalada Hurdiya ee degmada Xaafuun ayaa arimahaasi uga waramay wariye Xasan Heykal.
Posted by Radio Daljir on Saturday, December 7, 2019
COMMENTS