WARDHEER, DOOLLO,DDS | Magaalada Wardheer ee Xarunta Gobolka Doollo ayaa saaka 600 oo Geela loogu kala wareejiyay Beelaha Ismaaciil Gumcadle iyo Abraahim ee Makaahiil Magta Lix wiil oo horey sanadkaan Gudihiisa loogu dhex Dilay masaajid ku yaala Magaalada Wardheer, Madashaan ooy Goobjoog ahaayen Maamulka Gobolka Doollo, Kan degmada Wardheer ayaa ka qabsoontay Barxada Magaalada Wardheer iyadoone si Kalkacal ah kusoo idlaatay lagune kala ducaystay halkaas
COMMENTS