Magaaladda Qardho oo laga wado Wacyigelinta &ka hortaga Cudurka Coronavirus (dhegayso)

Magaaladda Qardho oo laga wado Wacyigelinta &ka hortaga Cudurka Coronavirus (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ayaa laga wadda Wacyigelin Kahortagga & ka Taxadarka Cudurka Coronavirus waxaa wada Machadka Cafimaadka Karkaar waxaxaana taagera uu ka helaya Wasaaradda Caafimadka Dowladda Puntland.

Qaar kamid ah Ardayda wacyigalinta wadda la hadlay Wariye Maxamuud Fantastic oo ku sugan Xarunta Daljir ee Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com