Magacyada qaar kamid ah madaxda lagu casuumey caleema saarka Farmaajo.

Muqdisho, Feb 14 2017-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajao ayaa 8-dii Febraayo lagu doortay doorasho magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Mudaddaas kadib wuxuu xarun ka dhigtay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, halkasoo xarun KMG ah ay u tahay.

Madaxda lagu casuumayo xafladda caleemo saarka Farmaajo ayaa la sheegay inay ka mid yihiin madaxda dalalka IGAD marka laga reebo Ereteria.
Waxaana lagu wadaa inay Muqdisho yimaadaan:

M/weynaha Jabuuti, ismaaciil cumar geeli
M/weynaha Kenya Uhuru kenyaata
R/wasaaraha Itoobiya, Heilamariam
madaxweynaha Uganda Yuweri Musafani.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com