Magaladda Burtinle oo laga Ciiday Maanta & Masuuliyin Salaada Ciida la Tukaday Shacab (dhegayso)

Magaladda Burtinle oo laga Ciiday Maanta & Masuuliyin Salaada Ciida la Tukaday Shacab (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa maanta si weyn looga ciiday waxaana shacabka oo ad u faraxsan ay salaadi ciida ku tukadeen Masjid Towba ee magaaladda Burtinle ,waxaana ka qayb galay Masuuliyin kala duwan.

Warbixintan Waxaa Burtinle kaso diray Cabdi Axmed Farateeb

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com