Ciimadda Dawlada Soomaaliya iyo Malayshida Al shabaab ayaa Xalay ku Dagaalamay Degmada Waajid ee Gobolka Bokool .
Dagaalkan u dhaxeeyey Ciimada Dawlada iyo Al shabaab ayaa waxa laysku Adeegsanayey hubka noocyadiisa kala duwan , Al shabaab ayaa markii hore werarka soo qaaday ayaa la sheegayaa inay dib uga laabteen Degmada kadib markii ay iska caabin kala kulmeen Ciidamada Dawlada Soomaaliya, oo gurmad ka helay Ciidamada Koonfur Galbeed .
Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan .
COMMENTS