kulan looga hadlayay xal uhelida dhismaha darbiga kenya ay markale ka bilawday xadka ay la wadaagto soomaaliya ayaa lagu soo gabgabeeyay magaalada mandheera ee gobolka waqooyi bare kenya.
Warbixintan Wariye Cabdulqaadir irshaad ayaa Muqdisho kaso diray
COMMENTS