Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa ku qabtay Garowe kulan hal maalin ah oo ku saabsan dibu-milicsi doorka haweenka iyo kaalinta warbaahinta ee ku aadan u qareemidooda.
Xoghayaha Guud ee MAP Naima Dallaf ayaa furtay, waxana inta uu socday ka qayb-galaayaashu ka yeesheen aragti wadaag ku saabsaan doorka ay ka qaadan karaan horumarinta arrimaha haweenka iyo siinta fursado isku dheelitiran baahinta.
COMMENTS