iyadoo dowladda maraykanka ay ciidamadeeda ka soo saartay waqooyi bari ee dalka Suuriya isla markaana ciidamada Turkiga ay gudaha ugaleen ayaa waxaa su’aalo la’iska waydiinayaa halka ay ku dambayn doonaan maxaabiista Daacish oo ay kurdiyiinta gacanta ku hayaan oo tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 70 kun oo maxbuus.
COMMENTS