Maraykanku muxuu u rabaa dagaalka Venezuela?

Maraykanku muxuu u rabaa dagaalka Venezuela?

Maraykanku muxuu u rabaa dagaal ka dhan ah Venezuela?
WQ: Sony Thang

Qoraaga Sony Thang oo sharraxaadda danaha gumeysi ee dawladda Mareykanka caan ku noqday ayaa maanta waxa uu sharraxayaa sababta uu Mareykanku u weerarayo Venezuela.

Wuxuu ku bilaabay cinwaanka: Maraykanku muxuu u rabaa dagaal ka dhan ah Venezuela?

“Mareykanku waa weerarayaa Venezuela haddii kale waa in uu dib isku milicsado.

Mareykanku ma hagaajin karo iskuuladiisa liita, ma bogsiin karo bukaankiisa jiifa, guryo uma hayo masaakiintiisa.

Laakiin mar walba dal kale waa cunaqabatayn karaa, wuu duqeyn karaa, wuu go’doomin karaa, wuuna burburin karaa cid kasta oo isku dayda inay iskeed wax u qabsato, waxna dhisato ayadoon doolarka isticmaalin.

Dhibka haysta Maraykanka ma aha mid dhaqaale.

Waa mid akhlaaqeed.

Waa dal nolol‑maalmeedkiisu ku tiirsanyahay fowdeynta meelo kale.

Waa dal u hamuunqaba wacaalo darey ah, cadow cusub, iyo meelo cusub oo lagu mashquulo.

Maxaa yeelay waxa kaliya ee maanta Mareykan uga cabsi badan in uu lumiyo dunida oo dhan,

Waa inuu wajaho naftiisa.”

Adduunkii maanta ma ku baraarugay Mareykanka dhabta ah, mise ku raacsantahay afkaarta qoraaga? Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

Qoraalka oo afka Ingiriiska ku qoran hoos ka daalaco

Why does America want war with Venezuela?

Because the alternative is introspection.

It can’t fix its schools, can’t heal its sick, can’t house its poor.

But it can always sanction, bomb, blockade, and sabotage anyone who tries to build something outside the dollar.

America’s crisis is not economic.

It’s moral.

It is a country whose lifestyle depends on chaos elsewhere.

A country that needs new headlines, new villains, new distractions,

Because the only thing more terrifying than losing the world

Is facing itself.

By Sony Thang

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com