Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay in ay Soomaaliya u safraan khatarno amni oo daran dartood

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay in ay Soomaaliya u safraan khatarno amni oo daran dartood

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay in ay Soomaaliya u safraan khatarno amni oo daran dartood

Mareykanka oo hore uga horyimid qorshaha dastuur baddalka Madaxweyne Xasan Shiikh iyo kiisa doorashooyinkaba, una qabtay in uu qorshihiisa ku badalo muddo laba bilood gudaheed ah ayaa hadda soo saaray amar uu muwaadiniinta Mareykanka farayo in aysan u safrin Soomaaliya.

Amarka ayaa lagu sheegay, “Ha u safrin Soomaaliya sababo la xiriira falal danbiyeedka dalka, kuwa argagixisada, qalalaasaha siyaasadeed ee taagan, adduubka, burcad-badeedka, iyo ayada oo aysan jirin adeeg qunsiliyadeed oo la isku hallayn karo.”

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com