Mareykanku Muxuu ka Dheefay Dagaalkii Ukraine?

Mareykanku Muxuu ka Dheefay Dagaalkii Ukraine?

Su’aashaas waxaa maanta ka jawaabay taliyaha ugu sarreeya NATO (NATO Supreme Commander) Christopher Cavoli, asaga oo yiri, “Ruushka waxa uu dhisayaa oo haddana ballaarinayaa ciidamadiisa si ka dhakhso badan sidii aan hore u saadaalinay, waxa uuna si dhakhso leh u bedelayaa agabka iyo saanaddiisa milatari heer aan la qiyaasi karin oo hore loo arag.”

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com