Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay sababtii keentay in Markabkii siday Shamiintada uu ku soo caariyo meel ku dhaw dekeda Boosaaso.
Wasiir ku-xigeenka Dekedaha Puntland Yaasiin Cartan Maxamed ayaa sheegay in lagu guulaystay in Markabka dib badweynta loogu celiyo Dekeduna shaqadeedii si caadi ah ay usocoyo.
Markabkan ayaa u rarnaa Shirkada Barwaaqo, waxaan uu ka yimid dalka Cumaan.
Dhegayso.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com
COMMENTS