Marooko oo ku soo baxday Koobka Adduunka iyo xaalka Munir el Haddadi (dhegayso)

Marooko oo ku soo baxday Koobka Adduunka iyo xaalka Munir el Haddadi (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Xulka qaranka Marooko ayaa ku soo baxay koobka adduunka ee sannadka 2018 ee dalka Ruushka. Xulka Marooko ayaa ku casuntay wiilka da’da yar ee Munir el Haddadi oo dhalashada Isbaanishka haysta in uu u ciyaaro dhulkii aabbihiis, laakiin waa arrin rabta in loo helo oggolaanshaha FIFA. Munir ayaa sannadkii 2016 u ciyaaray xulka qaranka Isbeyn, waana sababta loo raadinayo oggolaanshaha Munir.

Kooxaha reer Talyaani ee AC Milano iyo Inter Milano ayaa doonaya in ay ku tartamaan ciyaaryahanka boos la’aantu hayso ee kooxda Chelsea.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com