MARTISOOR: Axmed Cali Cigaal, Jigjiga iyo fanka Soomaalida (dhegayso)

MARTISOOR: Axmed Cali Cigaal, Jigjiga iyo fanka Soomaalida (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa asbuucan idiinku soo gudbineynaa wareysi aad u xiisa badan oo laga qabtay hobolka weyn ee Soomaaliyeed, Axmed Cali Cigaal, kana mid ah fanaaniinta ugu magaca dheer geyiga Soomaalida.

Cigaal oo dhawaan booqasho faneed ku yimid gobolka Geeska Afrika ayaa meelaha uu booqday sida weyna loogu soo dhaweeyey waxaa ka mid ah magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad-deegaanka Soomaalida, halkaas oo uu ugu warramay idaacadda muuqaalka ah ee ESTV.

Hoos ka dhegayso barnaamijka Martisoor iyo Axmed Cali Cigaal oo Radio Daljir idiin ka soo xigtay ESTV.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com