Barnaamijka MARTISOOR todobaadkan waxaa marti ku ah musharax Xildhibaan Cabdirashiir Maxamed Xambuuse oo u sharaxan Aqalka Hoose.
“Anigu laaluush ma bixin doono mana qaadan doono, Hadaan guulaysto Dawlada Soomaaliya waa kula xisaabtamayaa Arimha gobolka Sool,” | Musharax Xildhibaan Cabdirashiid Xambuuse oo u sharaxan kursiga tirsigiisu yahay #HOP075 oo deegaan Doorashadiisu tahay gobolka Sool.
Kagabogo halkan waraysiga oo dhamaystiran.
COMMENTS