8dii bishaan Febraayo 2019, waxa ay ku beegnayd labo sano guuradii doorashadii Madaxweyne Farmaajo. Haddaba laba sano kabacdi maxaa u qabsoomay xukuumadda Madaxweyne Farmaajo, maxaa caqabado ah oo ka horyimid, maxay se hiigsaneysaa?
Waxaa arrimahaas si durugsan uga hadlaya RW Kuxigeen Mahdi Maxamed Guuleed.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS