Marxuum Wariye Maxamed Ibraahim Gabow oo lagu Aasay Muqdisho (dhegayso)

Marxuum Wariye Maxamed Ibraahim Gabow oo lagu Aasay Muqdisho (dhegayso)

Alaha unaxariistee maanta magaalada muqdisho waxaa lagu aasay wariye Maxamed ibraahin Gaabow oo katirsanaa tvga kalsan xaruntiisa Magaalada Muqdisho.

Wariyahan ayaa xalay qarax looguxiray gaarigiisa ugeeriyooda xili uu ka soo baxay goobtiisa shaqo.

Aaska Wariyaha ayaa waxaa ka sooqaybgalay Culimaa udiin, Madaxkatirsan dowlada iyo Wariye yaal.

Hadaba Aaska Wariyaha ayaa waxaa ka hadlay Afhayeenka maamulka gobolka banaadir Cabdi fataax cumar xalane iyo xoghayaha Ururka saxafiyiinta soomaaliya ee NUSOJ iyo masuuliyiinkale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com