Mashaariic horumarineed oo ka socota degmada Garacad (dhegayso)

Mashaariic horumarineed oo ka socota degmada Garacad  (dhegayso)

Degmada Garacad ee gobolka Mudug waxaa maalmihii udambeeyay ka socday mashaariic horumarineed oo u badan isku tashi dadweyne,iyadoo la kaashanayo dowladda Puntland laguna dhisayo Dekeda iyo Waddooyin dhexmara magaalada, balse maamulka iyo dadka degmada Garacad ayaa walaac xoogan ka muujiyay Bacaad qabsaday degmada.

hadaba Guddoomiyaha degmada Garacad Warsame Axmed Shido ayaa Daljir uga waramay mashaariicda socota.

wariye Xaawo Axmed oo Daljir Garoowe ku sugan ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com