MAWLIID SANYARE OO MAAMULKA GALLAADI XABSIGA DHIGAY

MAWLIID SANYARE OO MAAMULKA GALLAADI XABSIGA DHIGAY

MAWLIID SANYARE OO MAAMULKA GALLAADI XABSIGA DHIGAY

GALLAADI, DOOLLO, DDS | Maamulka Degmada Gallaadi ayaa xiray Mowliid Sanyare oo kamida dhallinyarada isbaddal doonka Degmada kaas oo waday maalmihii u dambeeyay kacaanka looga soo horjeedo maamulka Gallaadi oo in ka badan 10 sano xukumayey degmada.

Dhalinyarada Gallaadi ayaa dalbanaya isbaddal in la sameeyo si degmadu ay u hesho maamul suuban iyo hannaan horumarineed oo la jaanqaada degmooyinka Gobolka Doollo.

Halkan riix oo dhegayso waraysi uu hore Mawliid Sanyare u siiyey Daljir Media:


Najiib Xassan Wacdi

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com