Madaxweyne kuxigeen Puntland Axmed Cilim Karaash ayaa magaalada Garoowe kulan kula qaatay Guddoomiye yaasha degmooyinka Puntland .
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay mashaariicdii JPLG ee horumarinta degmooyinka wax yaabihii ka hirgalay shantii sano ee la soo dhaafay .
Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Hay,adaha caalamiga ah ee Puntland ka taageera dhanka mashaarciida ayaa waxaa lagu gorfeeyay qorshaha cusub ee mashruucan shanta sano ee soo socota .
Hadaba Siciid Anteeno waa Gudoomiyaha degmada Bandar -Beyla wuxuna kamid ahaa Guddoomiye yaashii shirkaasi ka qaybgalay.
wariye Xasan Heykal ayuu uga warbixiyay wax yaabihii shirka looga hadlay .
COMMENTS
Acww Amaa bacda MAXAMED CABDULLAHI FARMAAJO ADEER MAGARAN
WAXA adigoo laguxumeeyey laguu
Caraceliyey ilaa iyo heerkaa bahdilka ah u ogolaatay,shalay adigoo wadankaaga joogta baa safiirkaaga keenay laguu soo cayriyey marka tani waa doqonta
Usha agteeda ku digo hadii aanay
Garana gogeeda ku dhufo.