War-murtiyeed ka kooban ilaa iyo 5 qodob ayaa waxaa laga soo saaray shirkii wasiirada amniga ee Golaha Iskaashiga dowladd goboleedyada oo magaalada Kismaayo ka socday mudo laba maalmood ah .
Shirkan ayaa waxaa shir gudoominaayay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe .
Halkan ka akhriso qodobadkii ka soo baxay .
COMMENTS