Warar lagu daabacay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa lagu sheegay madaxwaynaha dowladda Puntland inuu amray in la joojiyo dhismaha waddada Garoowe iyo Gaalkacyo isku xirta oo hadda kusocdo hab isku tashi dadwayne ah, kadib markii ay dowladda Jarmalka ay joojisay dhaqaalihii ay ku bixin jirtay, iyada oo u sababaysay musuq iyo khilaafaad.
Nabadoon Khaliif Aw Cali oo ah maamulaha shirkadda Isxilqaan ee dhismaha gacanta ku haysa ayaa Radio Daljir uga warramay sida shaqada ay u socoto iyo inuu Madaxweynuhu joojiyay dhismaha waddada.
Wariye Xasan Heykal ayuu u warramay. Hoos ka dhegayso.
COMMENTS