iyadoo mudo 5 maalmoo uu xabsiga wali uu jiro Nabadoon C/qaadi Axmed Ibaarahin Xarago lana ogayn sababta uu uxiranyahay ilaa iyo haatan , waxaa arintan ka hadlay qaar kamid ah Aqoonayahanada iyo Siyaasiyoonta Puntland .
Sidookale xariga Nabadoonka ayaa horay waxaa uga hadlay Ururada udooda xuquuqul aadanaha.
Hadaba Istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso ,waxaa nagu soo booqday maanta Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac iyo Siyaasi Yaasiin Faarax Cartan.
Wariye Xasan Heykal ayay uwarameen .
COMMENTS
shaqo wanaagsan ayaad ummada Somaliyeed u haysaan reee Daljir