Maxaa looga hadlay kulankii Golaha wasiiradda Puntland?

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha wasiiradda Puntland?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada maamulka Puntland.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga guud, Xaalada Abaaraha, Dibu-eegista Mashruuca JPLG ee degmooyinka, Hirgelinta Hanaanka Qiimaynta iyo dabagalka (PEMIS), iyo Xaalada dadka Nugul (Caruurta, Haweenka iyo Naafada).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Warbixin ka dhageystay Xubnaha Golaha Wasiirada, isaga oo ugu baaqay inay dar dar geliyaan Shaqada ay u hayaan Bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com