Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka, Dhismaha Goleyaasha Deegaanka, Xaaladda Abaarta iyo Arrimo Kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com