Maxaa looga hadlay kulankii wasiirka Gaashaandhigga uu laqaatay matalayaasha ciidamada D.F.S ee Caalamka (dhegayso)

Maxaa looga hadlay  kulankii  wasiirka Gaashaandhigga uu laqaatay matalayaasha ciidamada D.F.S ee Caalamka  (dhegayso)

Wasiirka difaaca Xasan Cali Maxamed oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kulan la qaatay u qeybsanayaasha ciidanka xoogga ee dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya.

warbixintan waxaa diyaarisay Saynab Caddinuur Maxamed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com