Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa shir guddoomiyey kullanka golaha wasiiradda oo ka dhacay magaalada Cadaado.
Kulankaan ayaa warbxin looga dhageystay wasaaradaha kala ah:
1. Amniga Gudaha.
2. Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta &D/Hoose.
3. Dekadaha iyo Kaluumeysiga iyo
4. Boostada iyo Isgaarsiinta.
Diwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS