Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland?
Shirka golaha wasiirada Puntland ayaa looga hadlay Amniga, Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacayo, Qorshaha horumarinta 5-sano ee Puntland, Shirka dib-u-eegista Waxbarashada ee sannadlaha ah iyo Diyaargarowga Xuska 8-da Janaayo oo ku beegan sanad guuradii kowaad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland.
Posted by Radio Daljir on Thursday, January 2, 2020
COMMENTS