Shirka golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayey maanta madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda guud ee Amniga Puntland, Ansixinta Xeerka Howlgabka Shaqaalaha Dowladda, Xaaladda degmada Caluula, Waddooyinkii go’ay.
Akhriso.
COMMENTS