Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni ayaa guddoomiyeey shirkii khamiislaha ahaa ee golaha Wasiiradda Puntland kaas oo looga hadlay Amniga & doorashooyinki dhacay iyo kuwa todobaadkan dhici doona.
COMMENTS