Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland (Akhriso)

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland (Akhriso)

Golaha wasiirada Puntland ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee Garoowe, waxaana shir guddoomiyay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Arimaha ammaanka, canshuuraha iyo wada shaqaynta hay’adaha xiriirka la leh Puntland ayaa looga hadlay mudadii kulanka uu socday.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Golaha Xukuumadda Puntland.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com