Magaalada Muqdisho waxaa goor-dhow ka furmaya shir ay lee yihiin waddada ay Soomaliya ugu magac dartay safka hore ee dariskeeda kuwaas oo kala ah dalalka Jabuuti, Ethopia iyo Kenya .
Madaxda dalalkan oo kala ah Dr Aby Axmed Raiisal wasaaraha Ethopia Ismaciil Cumar Geele Madaxweyaha Djabuuti iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa gaarey dhamanatood Muqdisho .
Shirkan ayaa Madaxtooyada Soomaliya ku sheegtay mid xoogga lagu saarayo sidii DFS ay dalalka dariskeeda ah ugu taageeri lahaayene hawl-galada lagula dagaalamaya AS iyo Daacish.
COMMENTS