Maxaa looga hadli doonaa kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ?

Maxaa looga hadli doonaa kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ?

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 20/5/2019  waxaa kulan yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Dawlada Federaalka Soomaaliya Saacadaha soo socda .

Ujeedka  Kulankan ay yeelanayaan Xildhibanada Golaha Shacabka  ayaa ah ka doodista Saddex qodob oo kala ah .

-U Codaynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa

– Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeedka doorashooyinka

-Akhrinta Saddexaad ee wax ka badelka Sharciga Batroolka

 

Xildhibaanada Golaha Shacabka  Dawlada Federaalka Soomaaliya.ayaa ansixiyey  heshiiskii Baydhabo .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com