Maxkamada Cadaalada Aduunka ayaa berri oo Talaado ah waxa ay ku dhawaaqi doontaa go’aanka kama dambaysta ah ee dacwadac badda | Hadaba go’aanka iyo arimaha ku xeeran, heerarkii ay soomartay dacwadda badda & Damaca kenya ee babddeena waxaan ka waraysanay Barafasoor Cabdisalaan Cali Faarax Doolayare oo ku xeeldheer arimaha bdda iyo xuduudaha caalamig ah | Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.
COMMENTS