Maxamed Cawil ayaa ku guulaystay Guddoomiyaha Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka, kana guulaystay Mustaf Macalin.
Raysal Wasaare Rooble ayaa horay xilka uga qaaday Guddoomiyaha guddigii kahoreeyey sababo la xiriira inay wax ka qabanwaayeen tabashooyinka musharrixiinta iyo siyaasiyiinta ee la xiriira doorashooyinka dalka.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS