Maxamud Xasan Xaaji: “Prof. Axmed Samatar waa nin aan kalsooni qabin mabda’na aan laheyn” (dhegayso/daawo)

Maxamud Xasan Xaaji: “Prof. Axmed Samatar waa nin aan kalsooni qabin mabda’na aan laheyn” (dhegayso/daawo)

Wariye hore ee BBC Maxamuud Xasan Xaaji Cumar ayaa PLTV uga warramay aqoonta uu u leeyahay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, waayihiisii BBC-da, sida uu ku helay shaqadii BBC-da, sida uu Mareynkanka ku tagey, qofkii intaas u qabtay, tacabka uu galiyey, sida loogu khasaaray, iyo sida siyaasadda barafasoorku ay u tahay mid aan fadhiyin, oo aan saaxiibtinimo, mabda’ iyo ehelnimo toona aan laheyn.

Maxamud Xasan ayaa saadaaliyey in marka hawsha Sool soo afjaranto uu barafasoor Axmed Samatar mar kale hadana iska soo xaadirin doono Garoowe ama Xamar, wixii reer Hargeysa galiyeena uu mar kale yahay tacab khasaaray.

Hoos kaga bogo.

Wariye hore ee BBC Maxamud Xasan Xaaji Cumar oo ka hadlay aqoonta uu u leeyahay Prof. Axmed Ismacil Samatar iyo booqasho uu dhawaan ku yimid Tukaraq.

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Monday, July 16, 2018

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com