Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne KuXigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan.
Hoos ka daawo Kulanka.
COMMENTS